SHEEKADII DOORADA, BAKAYLAHA, EYGA, IYO MUKULAASHAWAA SHEEKADII DOORADA IYO GALLEYDA
Baribaa waxaa saaxiibo haa dooro, eey, mukulaal iyo bakayle.
Maalin maalmaha ka mid ah digaagadii ayaa waxay soo heshay xabbad galley ah.
Waxaa ay heshay fikrad ku saabsan inay abuurta galleyda si ay ugu dhasho sabuul badan oo galley badan leh intaa kadibna ay ka dhargaan ayada iyo saaxiibadeed. Laakiin waxay is lahayd saaxiibadaa hakula abuureen, oo shaqada oo dhan ha kula qabteen intaasi kadibna markii galley badan ay soo go'do wada cuna.
Waxay u timid saaxiibadeed waxay u sheegtay inay soo heshay galley. 'Yaa ila abuuranaayo?' Sidaa ayay weydiisay. Bakaylihii wuxuu yiri 'aniga maya', eeygii, 'aniga maya', mukulaashii, 'aniga maya'.
Intaas kadib, digaagadii yareyd waxay abuurtay xabadii galleyda ahayd kaligeed. Intaa kadib saaxiibadeed ay u timid waxayna weydiisay, 'yaa ila waraabinaaya galleyda?'Bakaylihii wuxuu yiri 'aniga maya', eeygii, 'aniga maya', mukulaashii, 'aniga maya'.
Intaa kadib kaligeed ayaa ceelka aaday waxayna soo dhaamisay biyo ay kuwaraabiso galleyda.
Gallaydii waa soo dhalatay. Intaa kadib saaxiibadeed ayay utimid waxayna kutiri, 'yaa ila falaayo beerta?' Bakaylihii wuxuu yiri 'aniga maya', eeygii, 'aniga maya', mukulaashii, 'aniga maya'. Kaligeed ayaa intaa kadib falan jirtay beerta galleyda ah maalin waliba.
Maalmo badan kadib beertii sabuul badan markii ay dhashay oo ay bislaatay waxaa loo baahday in la soo gooyo galleyda. Waxay weydiisay saaxiibadeed, 'yaa ila goynaaya beerta?' Bakaylihii wuxuu yiri 'aniga maya', eeygii, 'aniga maya', mukulaashii, 'aniga maya'.
Intaasi kadib ayada ayaa beerteedii kaligeed goysay oo soo gurtay sabuulkii.
Waxaa intaasi kadib loo baahday in la diyaariyo oo la habeeyo galleyda. Waxay weydiisay saaxiibadeed, 'yaa ila diyaarinaaya galleyda? Bakaylihii wuxuu yiri 'aniga maya', eeygii, 'aniga maya', mukulaashii, 'aniga maya'.
Intaasi kadib kaligeed ayaa diyaarisay galleydii. Waxaa loo baahday in la kariyo hadana. Markay waxay digaagadii weydiisay saaxiibadeed, 'yaa ila karinaaya galleyda?' Bakaylihii wuxuu yiri 'aniga maya', eeygii, 'aniga maya', mukulaashii, 'aniga maya'.
Kaligeed ayaa karisay. Waxay intaa kadib weydiisay, 'yaa ila cunaaya galley?' Bakaylihii wuxuu yiri 'aniga aniga!', eeygii, 'aniga aniga!', mukulaashii, 'aniga aniga!'.
Digaagadii yareyd intaasi kadib waxay tiri, 'waa idiin diiday, waa tii aad diideen inaad ila abuurtaan, inaad ila waraabisaan, inaad ila fashaan, inaad ila diyaarisaan iyo inaad ila karisaan. Marka hadda kaligey ayaa cunaya ee adkaysta'. Kaligeed ayaa cuntay galleydii si aayar ah. Digaagadii way ka dharagtay galleydii maalinkaa iyo maalmo badan iyo bilo badan oo ka dambeeyay ilaa sano ayay ugaartay.
SU'AALO
1. Kuwee ayay saaxiib la ahayd digaagada yari?
2.Meeqa saaxiib ayay lahayd dooradu?
3. Maxay soo heshay dooradu?
4. Markii ay ka codsatay inay la beeraan, la waraabiyaan, la falaan ama la kariyaan galleyda, maxay ku jawaabeen saaxiibadeed?
5.Miyay u ogolaatay inay la cunaan galleyda ugu dambeyn?
6. Maxaa laga baran karaa sheekadaan?
7. Maahmaahdee ku wanaagsan sheekadaan?
THE STORY OF THE HEN, HERE, THE DOG AND THE CAT
(THE HEN AND THE MAIZE)
Once upon a time hen befriended a dog, a cat and a here.
One of the days, she got a maize on the ground.
The hen decided to plant the seed so that it can grow to many maize cobs with a lot of maize so that her friends and she could not be hungry. She wanted her friend to plant the seed with her, cultivate, water and harvest the maize with her and so on.
The hen approached her friends and asked them. 'Who will plant the maize with her?' The here said 'no, I can't', the dog said, 'no, I can't', the cat said, 'no, I can't'.
Then, the little hen planted the maize all alone. She then approached her friends and asked, 'who will water the maize with me?' The here said 'no, I can't', the dog said, 'no, I can't', the cat said, 'no, I can't'.
The little hen then headed to the well to fetch water. The hen brought a lot of water and watered the maize that was growing in her farm.
Then hen then asked her friends, 'who is willing to cultivate the maize with me' The here said 'no, I can't', the dog said, 'no, I can't', the cat said, 'no, I can't'. The hen then cultivated the maize all alone for many days.
After so many days, the maize grew and there were many maize cobs on it. Then the hen asked her friends, 'who is willing to harvest the maize with me?' The here said 'no, I can't', the dog said, 'no, I can't', the cat said, 'no, I can't'.
Then, the little hen harvested the maize all by herself.
The little hen asked them, 'who is willing to prepare and cook the maize with me?'The here said 'no, I can't', the dog said, 'no, I can't', the cat said, 'no, I can't'.
Then the little hen prepared the maize and cooked it alone. The hen then asked her friends, 'who will eat the maize with me?' The here answered, 'me, me!', the dog, 'me, me!', the cat, 'me, me!'.
The little hen then said, 'I refused. You will not eat it with me because you refused to plant it with me, to water it with me, you refused to cultivate, harvest it, prepare and cook it with me'.
The little hen told them to forget eating with her'. The hen enjoyed eating her maize all alone and it lasted for her for so many months and years.
QUESTIONS
1. Who were the friends of the little hen?
2.How many friends did the hen have?
3. What did the hen got?
4. When the hen asked them to help her, what answer did they give?
5. Finally, did the hen allow them to eat the maize with her?
6. What lesson can we learn from this story?
7. Which proverb applies to this story?
THE DONKEY AND THE HYENAOnce upon a time a deceitful hyena asked a donkey to befriend with it.
The unsuspecting donkey accepted the offer. One day, when they were out there in the field, the hyena asked the donkey to tell him the place in its body which is the softest while in return the hyena said it will also tell the donkey that place that is the softest in its body.
The unsuspecting donkey though it was true that he was told. But it wanted the hyena to tell it first where in its body is the softest. However, the cunning hyena said, it was the head. However, the head is the hardest in the body of the hyena.
Then the donkey said, the kidney was the softest in its body. Then the hyena said, 'let each of us hit the softest part of the other so that we can see what happens'. The donkey was the first to hit the hyena with a kick to the head.
Being the hardest part of the hyena's body, the hyena did not feel any pain. But it pretended that it felt a lot of pain. It yelped falsely producing a sharp cry.
Then it was turn for the hyena to hit the donkey. It has hit and cut that part of the skin and flesh above the kidney of the donkey in that the kidney of the donkey was hurt. It was exposed and finally cut. The donkey died of the injury it sustained.
The hyena ate the dead donkey.
QUESTIONS
1. Who was the friend of the donkey?
2. What did the hyena asked the donkey to tell it?
3. Which was the softest part of the donkey?
4. Was the head the softest part of the hyena?
5.What did the hyena do when he was hit on the head by the donkey?
6.How has the hyena attacked the donkey?
7.What happened to donkey?
8. What lesson can you learn from this story?